Dagaalka shabellada hoose
Aad iyo aad ayaan u taageersanahay ciidamada xooga dalka iyo ciidamada nabad ilaalinta iyo nabad soo celinta Amison dadaalada ay kula dagaalamayaan qolyaha nabad diidka ah ee wadanka iyo dadkaba u diiday horumarka iyo xasiloonida, waxan leenahay ciddamada xooga dalka hadaalina inta aad ka xaqiijinaysaa xasiloonida iyo kala danbeynta waxaan dowlada federalkana ugu baaqi lahayn in ay ku dadaasho tayaynta iyo dhiiri galinta ciidamada xooga dalka maamulkana ay ka dhawrto musuqmaasuq iyo nidaam xumo