Posts

Showing posts from 2015

MADAXDEENU MURAN BADANAA!!!

Madaxwaynaha Waxa Uu ka Hadlay Sedex Qodob Oo aan U arkayay In ay Muhiim Ahayd In uu ka hadlo si Kursiga lagu Haysto Unoqdo Mid Aan Lagu Soo Degdegi Karin. 1: Siyaasada dalka iyo Federaalaynta 2: Amaanka Iyo Cidda Masuulka Ka ah 3: Wadashaqaynta Hay'adaha Dowliga ah sida Madaxtooyada, Xukuumada Iyo Baarlamanka 4: Dhaqaalaha Dalka iyo Kalsoonida Caalamka Hadaba Matahay Qof Lasocda Arrimaha Soomaaliya, Fadlan Haddadan Lasocon Haku Wareerin, Haddad Qabyaaladiiste Tahay Ha Inagu Mashquulin, Haddad Kamid Tahay Xisbul Xaakimka Dalka Qaladaadka Xisbiga Wax Kabaro!!! Aanu Ku Bilawno Siyaasada Dalka, Wadanku Waxa Uu Soo Maray Marxalado Kala Duwan Oo Dhanka Siyaasada Ah, Waxaan Ka xusi Karnaa Qaababkii Isbadalka Hogaanka Dalka iyo Waliba Kalsoonidii Shacabka Marxaladahaas Ay wax Ku Qiimayn Jireen Ama Ay Ku Dooran Jireen, Haddii Ay Ahaan Lahaayeen Hogaamiye Kooxeed, Hogaamiye Goboleed, Hogaamiye Diimeed iyo Maanta Oo Aanu Joogno Oo Hogaamiye Xisbiyeed Aanu Marayno, Hase ahaatee ...

Mogadishu Caasimad Maaha!!!

Image
Magaalada Muqdisho Waa Magaalada Kaliya ee ku taal Gobolka ugu yar Dalka Somalia ee Banaadir, waxay ku fadhisaa dhul lagu qiyaaso baaxadiisa 1,657 km 2  (640 sq mi). Muqdisho waxaa ku nool dad ku dhow 4 Million, Qiyaas ahaan Mana ahan hal qabiil oo kali ah waxay isugu jiraan Soomaali oo dhan sababta dadka intaa la egi ay isugu yimaadeena waa Caasimada Umadda Soomaaliyeed oo dhan. Taariikhda magaalada Muqdisho waa mid aad u fac wayn, waxayna kamid tahay Magaalooyinka ugu da’da wayn Qaaradda Africa iyo meelo badan oo kamid ah Dunida. Muqdisho waa Magaalo qadiimi ah waxay ku taalaa Geeska Afrika , waa Caasimadda SomaliWeyn (Somalia), Mana ahan wax qof ama qabiil uu ka qaadi karo caasimadnimadeeda taa waxaa muujinaya isku dhafka dadwaynaha soomaaliyeed ee wada degan magaaladaad, Taariikhda Muqdisho waa mid aad u fac wayn. Mogadishu waxay caasimad ahayd qarnigii 2aad xiligaaas oo aanay jirin kanaalka suways iyo gacanka carbeed waxayna isku xiri jirtay ganacsiga yurub iyo ...

Ku Labashadii Mogadishu Moral Ayuu Ahaa!!!