Posts

Showing posts from July, 2015

Mogadishu Caasimad Maaha!!!

Image
Magaalada Muqdisho Waa Magaalada Kaliya ee ku taal Gobolka ugu yar Dalka Somalia ee Banaadir, waxay ku fadhisaa dhul lagu qiyaaso baaxadiisa 1,657 km 2  (640 sq mi). Muqdisho waxaa ku nool dad ku dhow 4 Million, Qiyaas ahaan Mana ahan hal qabiil oo kali ah waxay isugu jiraan Soomaali oo dhan sababta dadka intaa la egi ay isugu yimaadeena waa Caasimada Umadda Soomaaliyeed oo dhan. Taariikhda magaalada Muqdisho waa mid aad u fac wayn, waxayna kamid tahay Magaalooyinka ugu da’da wayn Qaaradda Africa iyo meelo badan oo kamid ah Dunida. Muqdisho waa Magaalo qadiimi ah waxay ku taalaa Geeska Afrika , waa Caasimadda SomaliWeyn (Somalia), Mana ahan wax qof ama qabiil uu ka qaadi karo caasimadnimadeeda taa waxaa muujinaya isku dhafka dadwaynaha soomaaliyeed ee wada degan magaaladaad, Taariikhda Muqdisho waa mid aad u fac wayn. Mogadishu waxay caasimad ahayd qarnigii 2aad xiligaaas oo aanay jirin kanaalka suways iyo gacanka carbeed waxayna isku xiri jirtay ganacsiga yurub iyo ...