Fikradahan aniga ayay gaar ii yihiin fadlan waxii talo ah waad ila wadaagi kartaa, waan kala fikir duwanan karnaa balse aan isku tix galino fikradaha
Qormada: WAXAN IS LEYAHAY
Get link
Facebook
X
Pinterest
Email
Other Apps
Qormada: WAXAN IS LEYAHAY: waxan is leeyahay dadku way u baahan yihiin nidaam, balse waxa ay la yihiin hogaamiyihii saxda ahaa ee hor kici lahaa dadkuna way qaybsamaan...
Dhamaan asxaabta aan aad ka u jeclahay meel walba oo aad joogtaan jimco wanaagsan, jimcadan mida xigta waxaan Allah inooga baryaaa inuu inagu gaarsiiyo wadanka oo ka hormaray dhibaatada faraha badan. maalmihii ugu danbeeyayna ay soo baxayeen maamul gobeelyo is diidan, waxaan Allah ka rajaynaa khayr waxaan ugu baaqi lahaaa soomaalida meel walba oo ay joogaan in ay ku ducaystaan in qof danbe oo soomaali ah uusan dhib u gaysanin qof kale oo soomaali ah. cafisna lakala dalbo waxbadan ayaaa ina horyaala mudana inaan wada qabsano aan is cafino dagaalka aan micnaha badan inoo lahayna iska dayno "walaalo aan ahaano waligeen"
HORDHACA MAQAALKA IYO ARAGTIDA QORAAGA Soomaaliya waa dal ku yaala geeska afrika leh bado iyo wabiyo, leh qayraad isugu jira Beero, Kaluun iyo Xoolo. Asal ahaan dadka Soomaalidu waa dad ku abtirsada xoolo dhaqato ama beero qodoto iyo inkaloo kaluun jalaabato layiraahdo, waa dad runtii aad ay ugu wayn tahay qabyaaladu, qabyaaladuna waxa ay kala wayntahay dadkaas aan soo sheegay qaranimada, hadaba qormada maanta aan idin hayo waxay ku saabsan tahay doodo baryahanba laysla dhex marayay oo ahaa QOF AMA QARAN oo ay kuu muuqanayso in ay ku qarsanayd QABYAALAD loo galinayo shaati QARANIMO. Bal haddaba anu si hoose u qaabayno QOF ama QARAN micnaha ay yeelanayso ama QABYALADA QARAMAYSAN iyana micnaha ay yeelanayso DOODA QORAAGA QOF ama QARAN micnaha ay yeelanayso waa ka soo tag saaxiibkaa una tanaazul qaranka, runtii waa hadal dhaxal gal ah haddii la isla fahmana ay keeni karto in loo wada guntado qaranimo balse aragtidaydu ma ahan sidaa oo meesha wax kale ayaa iiga muuqdaa QOFkan...
waxan is leeyahay dadku way u baahan yihiin nidaam, balse waxa ay la yihiin hogaamiyihii saxda ahaa ee hor kici lahaa dadkuna way qaybsamaan oo mar waa hogaamiye ka hareyaal (dib dhac ayaa ka muuqda baahsan), marna waa hogaamiye lasocdeyaal (oo dowlad iyo shacbigu waa ay wada shaqeyan) markalena waa hogaamiye ka horeeyeyaal (oo waa dal iyo dad wada hormaray cilmi ahaan). dadka haddii uu noqdo hogaamiye kahare waxaa u sabab ah hogaamiyaha o aan rabin inuu dadka waxbadan la wadaago oo dadku waa ay ka niyad jabaan oo ugu danbayn waa ay ka haraan, oo waxaa soo bixi dad badan o nidaam diid ah sida haddaba nahaysata. mar dadku waa hogaamiye raac oo dadka iyo dowladuba wa ay wada socdaan dhib ay dheefna way ay wadaagan nabadana waa ay wada ilaalsadaan waxaana sabab u ah hogaamiyaha oo waxbadan dadka ka dherjiya xogta wadanka talabixin badana ay dadku ka maqlaan dadkana ku dhex jira habeen iyo maalin. mar dadku waxa ay noqdaan hogaamiye ka horeeyayaal oo dadku waa dad wax bartay oo hormarar...
Comments
Post a Comment