WAXAN IS LEYAHAY
waxan is leeyahay dadku way u baahan yihiin nidaam, balse waxa ay la yihiin hogaamiyihii saxda ahaa ee hor kici lahaa dadkuna way qaybsamaan oo mar waa hogaamiye ka hareyaal (dib dhac ayaa ka muuqda baahsan), marna waa hogaamiye lasocdeyaal (oo dowlad iyo shacbigu waa ay wada shaqeyan) markalena waa hogaamiye ka horeeyeyaal (oo waa dal iyo dad wada hormaray cilmi ahaan).
dadka haddii uu noqdo hogaamiye kahare waxaa u sabab ah hogaamiyaha o aan rabin inuu dadka waxbadan la wadaago oo dadku waa ay ka niyad jabaan oo ugu danbayn waa ay ka haraan, oo waxaa soo bixi dad badan o nidaam diid ah sida haddaba nahaysata.
mar dadku waa hogaamiye raac oo dadka iyo dowladuba wa ay wada socdaan dhib ay dheefna way ay wadaagan nabadana waa ay wada ilaalsadaan waxaana sabab u ah hogaamiyaha oo waxbadan dadka ka dherjiya xogta wadanka talabixin badana ay dadku ka maqlaan dadkana ku dhex jira habeen iyo maalin.
mar dadku waxa ay noqdaan hogaamiye ka horeeyayaal oo dadku waa dad wax bartay oo hormararay hogaamiyohooduna waa mid inta badan ka hela xogta dadka uu hogaaminayo oo mar walbaba iyaga ayay ka timaada fikirku dowladuna ay u qabataa koley kuwaas manihin mar dhawna ma filayeee bal aan noqono kuwa hogaamiye raaca ah oo yaynaan noqon hogaamiye kaharayaal,,,,,,, waxana sasab u noqon kara dadku inay kuwas noqdaan hogaamiyahooda oo wanagsanada cadaalad iyo sinaan iyo kala danbayna laga arko xafiisyada uu hogaaminayo dadkuna ay wada eegayaaan.

Fadlan fikirkaagu waa inoo wada muhiim
ReplyDelete