Ramadan Mubarak

Waa Maalmo Yar oo Tirsama Balse Fadaa'isha Ayleyihiin aan Lasoo Koobi Karin Tobanka Hore Waa Naxariis Tobanka Dhexe waa Danbi Dhaaf tobanka Danbena Waa Naarta o Lagaa Xoreeyo,,,, Fadalan Maalmaha Aan Kahadlayo Waa Bisha Barakaysan Ee Ramadanka Ka Faa'iideyso o Noqo Kii ama Tii Danbigeeda Ladhaafo

Mahadsanidin
Haile

Comments

Popular posts from this blog

Talooyin

DHAQAN AMA DASTURI

Saxibkeey iyo Madaxwaynuhu Maxay kukala duwanyihiin