Talooyin
Tilmaamo iyo Talooyin Marka hore waxaan u hambalyeeynayaa umadda soomaaliyeed meel walba o ay joogaan waxaan kaloo hambalyo udirayaa madaxwaynaha dowlada soomaaliyeed mudane Mohamed Abdilahi Farmaajo, waxaan kuugu hambalyeeyey xilka culus ee dadka oo dhani dareemayaan culayska uu la egyahay iyo masuuliyada dhex maquurta, qof walba oo shacabka soomaaliyeed kamid ah waxa uu kaasugayaa in aad u dhaanto sida ay yihiin maanta, waxaan doonayaa inaan kaala taliyo kuna tusaaleeyo arrimo dhowr ah oo aan isleeyahay waxa ay kamid yihiin dadku waxa ay kaasugayaan: Ugu Horeyn Tilmaamaha:- ¥ Madaxwayneyaashii adiga kaa horeeyay waxa ay ahaayeen kuwo shacbiyad leh hayaradaano ama ha badnaadaano xilka markii loo dooranayay, balse markii uu inaga tagayay ilmaha dugsiyada dhigtaahi way ogaayeen waxa uu galay iyo waxa uu guday intaba marabo inaan hoos u dhaadhaco midmidna aan u dul istaago. ¥ Maamuladii kaa horeeyay ma aysan ahayn kuwa lamacaamila dadka caadiga ah ee ay hogaamiyaan dadkuna waxa ay u...

Comments
Post a Comment