DHAQAN AMA DASTURI

Kasoo bilaw markii dowladii mileteriga ay dhacday kadib waxaa soo maray wadanka dowlado kumeel gaar ah balse laga dhaxlay dhaqamo dadka isaga qasmay in ay yihiin dastuuri oo ay ugu wayntahay is qabqabsi madaxda dowlada ugu sareysa xitaaa haddii laga baxay kumeel gaarkiii.
Marka wali sida ay falsafayaashu sheegayaaan in uu buuxsamo dhaqanku sida uu ahaan jiray oo madaxwaynaha hadda jiraahi uu wado qilaafadka kala dhaxayn doona xittaa raisal wasaaraha soo socda ee ladooran doono si uu qodobka dhaqanka ama dastuuriga loogu muran sanyahay uu u dhaqan galo

Comments

Popular posts from this blog

Talooyin

Saxibkeey iyo Madaxwaynuhu Maxay kukala duwanyihiin