Waxa jabay dasturkii markii farah sheik xilka loo badalay
Okeeeeey hadda maxaa talo ah Damuljadiid waa ku yaacday indhahooda ayaa cirka jira bal aqri warsaxafadedkan ma madaxwaynaa wasiiro kuxuma mise raisal wasaare shaqadiina sii watana maxay ahayd mida kle dastuurkan jabi waayay markii labada dowladood shireen ma xilka qaadista Farah Sheik Abdulqadir ayuu ku jabay maa dastuurka la aqriyo maxaa loo cuskanaa!!!!

Comments
Post a Comment