Waxa aad aragto runta ka sheeg, dad badan ayaa ku badbaadaya

Waxaan aad ula yaabey dadka wali aad moodo in ay taageero dadban siinayaan qolyahan nabadu ay dhibayso ee Alshabaab bal qormadan maanta waxaan ku eegaynaa siday kula tahay inta dhaqaysatid bal Raisal wasaruhu waxa uu ka hadlay iyo waxa ay cinwaan uga dhigeen vidioga.

Raisal wasaruhu waxa uu sheegay qolodaan inay isugu mid u yihiin masaajidda iyo kaniisadaha, diinteenun way inoo sheegtay in qof aan waxba galabsan aan la dhibatayn bal inaan la cayninwaxyaabaha uu u aqoon san yahay inay diin u tahay.

Fikirkiinu waa muhiin fadlan hana noqonina kuwii sheegi kariwaaya waxyaabaha saxda ah

Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

Talooyin

DHAQAN AMA DASTURI

Saxibkeey iyo Madaxwaynuhu Maxay kukala duwanyihiin